Daawo sawirrada Garaad Maxamed Cilmi oo maanta si ballaaran loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo

10 Jan 2018 (Puntlandes) Garaad Maxamed Cilmi Shirwac ayaa maanta waxaa si ballaaran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha C/llaahi Yuusuf Axmed ee magaalada Gaalkacyo xarunta gobalka Mudug.

Garaadka iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kasoo noqday booqo la xiriirta nabadaynta Gobolka iyo magaalada Gaalkacyo oo uu ku tagay Caasimadda Soomaliaya ee Muqdisho.

Garaadka ayaa Muqdisho kula kulmay  waxgaradka labada dhan, ee gobolka Mudug iyadoo ay Muqdisho kaga soo biireen wafdi ka socda dhanka Koonfurta gobolka Mudug.

Daawo sida Diiran ee gaalkacyo loogu soo dhaweeyey Garaadka
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16
Puntlandes.com

About The Author