Daawo sawirrada Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyey magaalada Waaciye ee Gobolka Karkaar

Filed under: Wararka maanta |

11 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxwynaha JFS  mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa waxaa si diiran loogu soi dhaweeyey  magaalada Waaciye ee gobolka Karkaar.

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa safarka ku weheliya madaxeynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Madaxwynaha iyo wefdigiisa ayaa meesahuu Puntland ka tago waxaa loo soo dhawaynayaa si aad u heersaraysa.

Daawo sawirrada.

19a

19a1

19a2

19a3

19a4

19a5

19a6
IMG-20180111-WA0001

IMG-20180111-WA0002

IMG-20180111-WA0004

19