Daawo sawirrada Ciidanka Fardoolayda Puntland oo ka qayb qaadanaya sugidda Amaanka Madaxweyne Farmaajo ee Bosaso

12 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxwynaha JFS  mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa waxaa si diiran loogu soi dhaweeyey  xarunta ganacsiga Puntland ee Bosaso, shalay oo ay taariikdu ahayd 12ka Jan 2018ka..

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa safarka ku weheliya madaxeynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ka kooban labada gole ee dawladda Puntland.

Madaxwyne Farmaajo iyo wefdigiisa ayaa meeshuu Puntland ilaa hadda ka tago waxaa loo soo dhawaynayaa si aad u heersaraysa, oo aan horay madaxda dalka loogu soo dhawayn, waxaana shalay ka qayb galay soo dhawaynta iyagoo Amniga sugaya Ciidanka Puntland qaybtooda Fardoolayda ah.

Daawo sawirrada Ciidanka Fardoolayda Puntland oo ka qayb qaadanaya sugidda Amaanka Madaxweyne Farmaajo ee Bosaso

31a

31a1
26

27

28

28a

28a1

28a2

28a3

28a4

28a5

28a6

28a7

28a8

28a9

28a10

28a11

28a12

28a13

28a14

28a15

28a16

28a17

28a18

28a20

29

29a
Puntlandes.com

About The Author