Madaxxweyne Gaas oo ka dagay Gaalkacyo si uu uga sii gogol xaaro Madaxweyne Farmaajo & goordhow la filayo wafdiga ….

13 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti oo hogaaminayo oo ka kooban labada gole ee dawladda Puntland iyo Xildhibaano Golaha Shacabka ayaa gaaray Garoonka diyaarada ee Cabdulaahi Yuusuf.

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa la filayaa inuu Garoonka Cabdulaahi Yuusuf ka dagto dhawaan iyadoo ay halkaas soo dhawayntiisa u joogaan madaxweyna Dr Gaas iyo madax kalae.

Daawo sawirrada sida loogu diyaargaroobay

34a2

34a3

35a

35a1

35a2

35a3

35a4

35a5

35a6

35a7
Puntlandes.com

About The Author