Daawo sawirrda Gaalkacyo oo si weyn looga diyaar garoobayo soo dhowaynta madaxweynaha Soomaaliya

13 Jan 2018 (Puntlandes) Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa maanta si wayn looga diyaar garow soo dhoweynta madaxweynaha JFS, isagoo ku soo aadan saacadaha soo socda.

Shacab aad u fara badan ayaa isugu tagay barxada madaxtooyada Gaalkacuo halkaas oo la filayo inay madaxda shacabka kula hadlaan, waxaana maanta guud ahaanba la fasaxay xarumaha waxbarashada dowliga ah iyo kuwo gaarka loo leeyahay waxaana magaalada guud ahaan laga dareemayo soo dhowaynta madaxweynaha.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu maalmo ku sugnaado magaalada Gaalkacyo, isagoo kulamo iyo shirar la qaadandoono bulshada Gaalkacyo.

Daawo sawiirada si reer Gaalkacyo ugu diyaargaroobeen soo dhawaynta Madaxweynaha

33a

33a1

33a1a

33a2

33a3

33a4

33a5

33a6

33a7

33a8

33a9

33a10
Puntlandes.com

About The Author