Sawirro: Madaxweyne farmaajo oo kullan la qaatay wafdi ka socda Midowga Yurub

28 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu uga qeyb galayo Shir-Madaxeedka Caadiga ah ee Midowga Afrika, ayaa waxa ay kulan gaar ah yeesheen wafdi ka socda Midowga Yurub.

Madaxweynaha iyo wafdiga EU ayaa ka wada hadalay xaaladda Soomaaliya iyo sidii Midowga Yurub u kordhin lahaayeen dadaalkooda ku aaddan dib u dhiska ciidamada Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa Midowga Yurub uga mahadceliyey, taageerada ay siiyaan Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada ammaanka, horumarinta iyo gargaarka bini-aadantinimada.

Daawo sawirrada

29

29a

29a1

29a2

29a3

Puntlandes.com

About The Author