Qarax Galgala lagula eegtay Askar ka tirsan Ciidanka Puntland, khasaaraha

30 Jan 2018 (Puntlandes) Wararka ka ay Warbaahinta Puntlandes ka helayso Buuraha Galgala ayaa sheegaya in halkaas Qarax lagula eegtay Askar ka tirsan Ciidanka Puntland, kuwaas oo watay baabuur Ciidan.

34

Qaraxa ayaa sababay khasaare kala duwan oo soo gaaray ciidamadii saarnaa gaarigaas, iyadoo uu hal Askari dhintay halka ay sadex kalena ku dhawacmeen.

Buuraha Galgala ayaa waxaa ku dhuumaalaysta Malayshiyada Alshabaab, kuwaas oo ay Ciimada Puntland ku baacsadaan Buuralaydaas.

Puntlandes.com

About The Author