Dhagayso: Qoraa Naciimo Qorane oo Somaliland Hargeysa ugu Xiran

34

30 Jan 2018 (Puntlandes) Qoraa Naciimo Abwaan Qorane oo ka mid ah hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed, ayaa maalintii 4aad ugu xiran magaalada Hargeysa dawladda Somaliland, iyadoo aysan jirin wax dambi ah oo ay gashay oon ka ahayn inay aaminsan tahay Soomaali mid ah.

34

Dhagayso warbin ay ka diyaarisay VOA


Puntlandes.com

About The Author