Daawo Video: Masaajidka & Madarasada Al-Nuur ee Bursaalax oo u baahan caawimaadiina

Degmada Bursaalax ayaa waxaa laga gaday dhulkii laga dhisi lahaa Masjidka iyo Madarasada Al-Nuur oo Muslimiinta Magaalada Bursaalax u qabaan baahi aad u ballaaran.

ALLAAH SWT ayaa mahad ballaaran iska leh. Walaasha ka shaqeeysay arintan khayrka badan, waxaan ALLAAH SWT uga baryeynaa cimri cibaado leh, caafimad buuxa iyo dambi dhaaf iyo Janno.

Walalayaal maalku sadaqada kuma nuqsaamo ee yeynaan masaajidka iyo Madarasada dhsimihooda ka harin. Walaalayaal waxaa loo baahan yahay caawimaadiina ee ku sadaqaysta oo ka qaybqaata dhismaha masaajidka iyo Madarasada waxna la xa Allah hortiis ula baxa.

57
Qofkii wax la baxaaya oo ku sadaqaysanaya allah hortiis rabana in uu ka qaybqaato dhismaha, fadlan, waxaad ku aadisaa cinwaanadaan hoose:

  • Akoonto nrka 479647 ee Xawilaada AMAL ee Degmada Bursaalax
  • Mulki mohamed Warsame Tel. No. +436641485593 – Vienna-Austria 
  • Xaawo cilmi Warsame Tel. No. – +252 907 786 037 – BurSaalax

Hoos ka daawo muqaalka halka laga dhisayo masaajidka iyo Madarasada Al-Nuur ee Degmada Bursaalax

Puntlandes.com

About The Author