Akhriso: War murtiyeed ka soo baxay shirkii Golaha Amniga iyo Heshiis laga gaaray wadaagista kheyraadka

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee u dhaxeeyay Madaxda dowladda Federaalka, dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, iyadoo shirka laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob.

28a

War murtiyeedka la soo saaray oo ka koobnaa saddex qodob oo kala ah:

  1. Arrimaha Amniga Qaranka,
  2. Tubta siyaasadda loo dhan yahay ee 2020
  3. Qeybsiga Kheyraadka dalka

Madaxda ayaa kala saxiixday heshiis KMG ah oo ku aadan qeybsiga kheyraadka gaar ahaan kaluumeysiga, inta laga soo dhameystirayo heshiis guud oo ku saabsan kheyraadka dalka.

Hoose ka akhriso war murtiyeedka laga soo saaray shirka
47b1

47b2

47b3

47b4
puntlandes.com

About The Author