Dhagayso: ONLF & Ethiopia oo Kenya Wadahadal uga Furmay (Sawirro)

11 Feb 2018 (Puntlandes) Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa ka furmay wadahadal u dhaxeeya Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF oo dagaal kula jirtay Dowlada Itoobiya. Madax ka kala socota labada dhinac ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin dalka Kenya. Ilaa hadda ma cadda waxa ay ka wadahadlayaan iyo muddada uu socon doono.

Wadahadalkan u furmay Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa diirada lagu saarayaa sidii labada dhinac heshiis u gaari lahaayeen kooxda ONLF-na u joojin laheyd dagaalka sanadaha ah ay waday.

Dhagayso warbixin ay VOSA ka diyaarisay


57

57a

57a1

57a2

57a3

57a4

57a5
Puntlandes.com

About The Author