Dhagayso: Wasiirka Amnga oo u mahadceliyey shacabkii ka qayb qaatay Gurmadka badbaadinta Doontii ku caarisay Bosaso

Filed under: Wararka maanta |

12 Feb 2018 (Puntlandes) Wasiiro katirsan xukuumadda Puntland oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa u mahadceliyey shacabka reer Bosaso ee ka qayb qaatay badbaadinta hantida saaran Doon dhawaan ku caarisay dekedda agteeda, taasoo loo sameeyey deked macmal ah oo lagu loo isticmaalayo badbaa falal ammaanka liddi ku ah oo ay ka dambeeyeen kooxaha nabad diidka ah.

61

Dhagayso shirkii jaraa’ids ee wasiirka


Puntlandes.com