Daawo sawirrada Xabsi si Caalami ah u dhisan oo heer gabogabo maraya Muqdisho

22 Feb 2018 (Puntlandes) Taliyaha cusub ee Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta booqday Xabsi cusub oo si caalami ah loo dhisayo, kaasi oo dhismahiisa uu marayo heer gabogabo ah, lana qoraheynayo in dhowaan uu shaqo bilaabo.

Taliyaha ayaa soo indha indheeyey halka uu marayo mashuuraca dhismaha Xabsigaan, waxaana uu xog wareystay injineerada gacanta ku haya dhismaha Xabsigaan, kaasoo ku yaalla KM7 ee duleedka Magaaladda Muqdisho.

Daawo sawirrada

40

40a

40a1

40a2

40a2a

40a3

40a4
Puntlandes.com

About The Author