Daawo Video: Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo Muxaadaro kaga hadlaya Mucsjisooyinka Allah kumanaystay qaybaha jirka bani’aadanka

04 Marso 2018 (Puntlandes) Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo ku takhasusay Neerfaha ayaa wuxuu qabtay Muxaadaro uu kaga hadlayo ama uu si qoto dheer ugu sharxayo Mucsjisooyinka uu Allah ku manaystay qaybaha jirka bani’aadanka, taasoo ay tahay in loogu xamdi naqo allah laguna xusuusto.

68a

Daawo muuqaalka Muxaadarada Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo ah mid aad u xiiso badan´

Puntlandes.com

About The Author