Sawirro: Tartan Aqooneedkii Iskuulada degmada Jariiban oo soo afmeermay

06 Marso 2018 (Puntlandes) Waxaa soo maanta afmeermay tantankii aqoon is waydaarsiga ahaa ee Iskuulada Degmada Jariiban gaar ahaan faslada 8aad.

Tartanka oo uu ku qabtay magaalada Jariiban Gudoomiyaha Waxbarashada Gobbalka Mudug Mudane Axmed Huruuse Xaashi ayaa waxa uu dhaxeeyey Dugsiyada Hoose Dhexe ee Balibusle iyo Jariiban.

Waxayna gabagabadiisii ay guushu ku raacday oo hantiyey kaalinta koowaad Dugsiga Balibusle.

Gudoomiye Axmed Huruuse ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyey gudigii soo qaban qaabiyey iyo ardayda gashay kaalmaha 1,2 iyo 3 ka galay tartanka.

Ardayda Balibusle ayaa si aad ah ugu dabaal dagay goobtii uu  tartanku ka socday.

Daawo sawirrada
39

40

41

42

43

44

45

46

47

48

49

50

51
Puntlandes.com

About The Author