Daawo Sawirrada isbedelka ka ifaya Caasimadda Muqdisho

08 Marso 2018-(Puntlandes) Muqdisho waa astaanta midnimada iyo wadajirka ummadda soomaaliyeed waana hal-bowlaha dib u soo kabashada qarankeenna iyo himilooyinka fog ee bulshadeena.

Muqdisho waxay saldhig u tahay dhammaan hay’adaha dowliga ee dalka sida Sharci dajinta, Fulinta iyo Garsoorka, Talisyada ciidanka qalabka sida iyo Safaaradaha dalalka saaxiibada lah Soomaaliya.

Daawo sawirrada
76

76a

76a1

76a2

76a3

76a4

76a5

76a6
Puntlandes.com

About The Author