Daawo Video: Hay’adda Socdaalka & jinsiyadda dowladda Soomaaliya oo beenisay inay joojisay Baasaboorka ay ka bixin jirtay Xafiiskeeda Garowe

12 Marso 2018 (Puntlandes) Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda dowladda Soomaaliya ayaa  beenisay in ay joojisay Baasaboorka ay ka bixin jirtay Xafiiskeeda Caasimadda Puntland ee Garowe.

88a6

Hay’adda oo markii hore ku jirtay guri Kiro ah ay haatan xarun weyn ka dhisatay magaalada Garowe, islamarkaana ay xafiiska cusub ka bilaaban doonto shaqadii bixinta Baasaboorrada maalinta beri ah oo ku beegan 13ka Marso.

Dhanka kale hay’adda ayaa beenisay in wax khilaaf ah uu ka dhex jiro madaxdeeda ku sugan magaalada Muqdisho iyo xafiiska Garoowe,waxayna caddaysay in aysan mas’uuliyad hay’adda ka hayn dadkii warkaasi sheegay.

Daawo muuqaal

Puntlandes.com

About The Author