Sawirro: Islaan Bashiir oo hogaaminaya wafdi ballaaran oo ay ka mid yihiin Isimo oo caawa si diiran loogu soo dhaweeyey Carmo.

14 April 2018 (Puntlandes) Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax oo hogaaminaya wafdi ballaaran oo ay ka mid yihiin Isimo ayaa si diiran caawa loogu soo dhaweeyey Carmo.

Wafdiga Islaanka oo ay ka mid yihiin Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise, Imaam Cabdiwahaab Maxamuud Gurey iyo Nabadoono ayaa u yimid magaalada Carmo ka qaybgalka Caleemasaarka beri ka dhici doona halkaas, oo lagu caano hubayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, iyagoo isla caawa ayey booqasho salaan ah ugu tageen Beeldaaje Mohamed Ismaaciil.

Dhanka kale wafdigu waxay markii ay soo gaareen magaalada Qardho gurigiisa ku booqdeen Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Daawo sawirrada
22b

22b1

22b2

22b3

22b4

22b5

22b6

22c

22c1

22c2

22c3

22c4

22c5

22c6

22c7

22c8

22c9

22c10
Puntlandes.com

About The Author