Daawo Video: Maalinta beeraha Puntland oo maanta laga xusay Garowe (Sawirro)

14 April 2018 (Puntlandes) Waxaa maanta ka dhacday caasimadda Puntland ee Garowe Munaasabadda laga xuseyey maalinta waxsoosaarka Beeraha Puntland,  waxaana soo qaban-qaabisey Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland.

Munaasabadda oo ka ayaa ka dhacdey xarunta PDRC ayaa waxaa ka soo qayb-galay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey, wasiir ku xigeenka beeraha iyo qaar ka mid ah beeralayda Puntland.

Beeraleyda Puntland ayaa ku soo bandhigey munaasabadda waxsoosaarka beerahooda qaar kamid ah oo ay ka mid yihiin Khudaarta, miraha, bunka, timirta iyo waxyaabo kale oo badan.

Daawo muuqalka

22e

22e1

22e2

22e3

22e4

22e5

22e6

22e7

22e8

22e9
Puntlandes.com

About The Author