Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Khudbad u Jeediyey Ciidanka Badda

16 April 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa booqday maanta Saldhiga tababarada ciidamada Badda Puntland ee ay gacanta ku hayso dawladda Imaaraatka Carabta.

Madaxweynaha ayaa booqashadiisa waxaa ku weheliyey Xildhibaano ka tirsan laba Aqal ee Baarlamaanka DFS, waxayna booqdeen qaybaha kala duwan ee  uu Saldhigaasi ka kooban yahay.

Dr Gaas ayaa ugu dambayn wuxuuna la hadlay cutubyo kamid ah ciidamadda oo xiligaas kusugnaa Xerada Tababarkan isagoo bogaadiyey howlaha baaxadda leh ee kasocda gudaha Puntland.

Daawo sawirradda

23a7

23a7a

23a7a1

23a7a2

23a7a3

24

24a
Puntlandes.com

About The Author