Daawo Gudoomiye Cirro oo shaaciyey inuu Guddi u saari doono Xeer jabintii MD Muse Bixi

20 April 2018 (Puntlandes) Gudoomiyaha Xisbiga WADANI C/raxmaan Cirro oo si adan uga hadlay kadib markii markii soo ay soo baxday in DP World heshiiska Berbera la saxiixatay Dawladda Faderaalka ugu baaqay madaxweyne Muuse Biixi inuu iscasilo ayaa shaaciyey inuu Guddi u saari doono Xeer jabintii MD Muse Bixi.

25a

Daawo Gudoomiye Cirro oo shaaciyey inuu Guddi u saari doono Xeer jabintii MD Muse Bixi

Puntlandes.com

About The Author