Aqriso: Liiska Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lasoo saaray

21 April 2018 (Puntlandes) Waxaa lagu dhawaaqay guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JF Soomaaliya oo ka kooban 15 xubnood oo laga soo xulay xildhibaanada Golaha.

94a

Guddigaan ayaa lagu soo xulay qaab beeleed, waxaana laga sugayaa inay ka shaqeeyaan doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cawad ayaa soo bandhigay shuruudaha Musharaxiinta isku soo sharaxday xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, isagoo xusay in musharaxiinta laga doonayo inay noqdaan Xildhibaano.

 

 

Aqriso: Liiska Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lasoo saaray

19

Puntlandes.com

About The Author