Akhriso Duqa Degmada Garowe oo hakiyey dhismaha & Jeexdimaha dhulka Cusub.

22 April 2018 (Puntlandes) Duqa cusub ee Caasimadda Puntland Axmed Maxamed Ducaalle (Ayax) ayaa qoraal uu soo saaray ku hakiyey dhismayaasha iyo jeexdimaha cusub ee dhulka, kuwasoo la sheegay in ay si xowli ah uga socdaan gudaha iyo banaanka Magaalada Garowe.

25a5

Amarka gudoomiyaha ayaa waxaa uu imaanaya xilli ay Magaaladda Garowe kasocdaan dhul jeexdimaha iyo dhismaha dhulka oo si xoogan u socda ayna jiraan khilafaad baahsan oo ka tagan arrimaha dhulka oo sababay dil & dhawac .

warqadda kazoo baxday xafiiska duqa Garoowe halkaan ka eeg.

25a3a

2514

Puntlandes.com

About The Author