Daawo sawirrada Imaaraadka oo qalabkiisii ka raranaya Muqdisho

22 April 2018 (Puntlandes) Imaaraadka Carabta ayaa qalabkiisii ka raranaya magaalada Muqdisho, iyadoo Markab taagan Dekeda Muqdisho lagu daabulayo agabyo u badan kunteenaro, gaadiidka caadiga iyo kuwa qafilan ee ciidamada.

Dekeda Muqdisho ayaa waxaa ka bilaabatay maanta duhuradii rarida Qalabka Imaaraadka Carabta, iyadoo la filayo in galabta la soo gabagabeeyo waxaana Markabka lagu rarayo oo todobaadkii hore soo xirtay lagu magacaabaa Jabel Ali 7,

Daawo sawirrada

25a8b

25b1

25b2
Puntlandes.com

About The Author