Akhriso Guddiga Qababqaabada Doorashada Gudoomiyaha oo soo banshigay shaxda Doosharasha, iscasilaadna ka dalbaday wasiirkii musharax ah!

22 April 2018 (Puntlandes) Guddiga Qababqaabada Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka JF Soomaaliya ayaa soo banshigay shaxda Doosharasha, iyagoo iscasilaad ka dalbaday wasiirkii musharax ah.

25b4

Guddiga ayaa soo gudbiyey shaxadan hoose:

  • Waqtiga isdiiwaangelinta 23-24 April (Isniin iyo Talaado)
  • Khudbadjeedinta Musharixiinta 25-26 April (Arbaco iyo Khamiis)
  • Waqiga Doorashada Gudoomiyaha 30ka Aproil 2018

Akhriso qoraal kasoo baxay Guddiga Qababqaabada Doorashada Gudoomiyaha.

25b3

Puntlandes.com

About The Author