Daawo Video: Wasiiro ka tirsan Dowlada Puntland, sakiil & hayado caalamiya ah oo Garowe ku daahfuray tababar la siinayo Ciidamo ka tirsan Asluubta Somaliya

22 April 2018 (Puntlandes) Xarunta ay ku leeyihiin Ciidamada Asluubta Puntland caasimadda Puntland ee Garowe ayaa maanta waxa uu tababar uga furmay 54 Saraakiil iyo Saraakiil xigeeno.

Wasiiro ka tirsan Dowlada Puntland, sakiil & hayado caalamiya ah oo Garowe tababar ku daahfuray Garowe.

Ciidankaan ayaa waxay 44 kamid ah ay ka yimaadeen Magaalada Muqdisho, halka 10-ka kalana Puntland laga soo xulay.

25a7a1

25a7a2

25a7a

Puntlandes.com

About The Author