Sawirro: Garowe oo Waddooyin hor leh oo Laami ah laga dhisayo

25 April 2018 (Puntlandes) Duqa cusub ee degmada Garoowe Axmed Maxamed Ducaalle (Ayax) ayaa waxa uu kulan la qaatay qaar kamid ah ganacsatada ugu waaweyn Caasimadda Puntland ee  Garowe, isagoo kala hadlay ka qayb qaadashada horumarinta Caasimadda.

Maamulka degmada Garoowe iyo ganacsatada ayaa isku afgartay in dhowaan la bilaabo dhismaha waddooyin laami ah oo lagu dhisi doono isku tashi isla markaana ay si iskaa wax u qabso ah kuwada dhisayaan dowladda Puntland iyo ganacsatadu.

26a5

26a5a

Puntlandes.com

About The Author