DEG DEG Qarax Ismiidaamin ah oo Ciidamada Isku dhafka ee Galkacyo lala eegtay

28 April 2018 (Puntlandes) Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa waxaa ka dhacay goor dhow qarax culus oo lala eegtay Saraakiisha Ciidan isku dhafka ee ka hawlgala Magaalada Gaalkacyo.

Qof ismiidaamiyey ayaa isku qarxiyey kolonyo gaadiid ciidan ah iyadoo ay goobaas ku sugaanayeen saraakiisha ciidamadaas, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isu jira.

Wararka hordhaca oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya in taliyihii ciidamada Isku dhafka ee gobalka Mudug ay u magacowday dalwadda Faderaalka lagu weeraray qaraxan sidda ay wararku sheegayaan iyo Askar kale.

Faahfaahin kala soco Puntlandes.com

About The Author