Daawo-Dhagayso: Shacabka Puntland oo soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid

Garowe (Pes) Shacabka ku nool magalo madaxda Puntland ayaa aad iyo aad u soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane Cabdirashiid Cali Sharmarke.

Dadkii fikirkooda dhiibtay ayaa sheegay inuu yahay shaqsi ku haboon xilkan isla markasna hoggaamin wanaagsan leh lagana dhowrayo inuu dadka Soomaaliyeed 2016 gaarsiiyo meel wanaagsan.

Cumar waxaa dhalay Ra’iisul Wasaarihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Allaha u naxariistii Cabdirashiid Cali Sharmarke oo soo noqday xitaa Madaxwayne Soomaaliyeed.

Dhagayso

Puntlandes.com

About The Author