TACSI ABWAANAD XALIIMO SOOFE OO GAROWE KU GEERYOOSHAY SHALAY

Tacsi Innaalilaahu Wa Inna,Ilayhun Raajucuun Malyuun Ahmed Sheikh,Muliki Ahmed Sheikh Iyo Iyo Dhamaanba ehelkiidii iyo qaraabadeedii ummadde Soomaaliyeed iyo reer Puntlandba. Waxay Tacsi U Dirayaan Ilaahay Ha U Naxriiste Xalimo Soofe Faarax Oo Caasimada Puntland Garowe Ku Geeriyoday shalay 30,04,2018

28c9d

Tacsi Innaalilaahu Waa Inna,Ilayhun Raajucuun Malyuun Ahmed Sheikh,Mulki Ahmed Sheikh, Dhamaanba eheladii qaraabaddii iyo Ummadda Soomaaliyeed iyo reer Puntlandba,Waxay Tacsi U Dirayaan Allaha U Naxriistee Maama Xalimo Soofe Faarax Oo Caasimada Puntland ee Garowe Ku Geeriyoday shalay 30,04,2018

Xalimo Soofe Faarax waxay ahayd abwaanad qaran illaa dawladdii 1960 shaqooyin kale duwana ka soo qabatay dawladdii Soomaliya, waxay ahayd wadanni, waxay ahayd halbuure suugaanta iyo dhaqanaka, waxaa kale oo lagu xasuustaa udanqadde dadka caawinta u baahan dhan walba, waxay ahayd deeqsiyad gacan furan oo caan ku ah wax bixinta sadaqadda, waxay kale oo caan ku ahayd salaad jeceyl iyo cibaado. Markale Allaha u naxariisto kitaabkeediina middigta ha ka siiyo Jannatul firdowsana ha ugu bishaareeyo.

Waxaa si khaas ah tacsi ugu diraya.

Ururadda bulshadda, odayaasha dhanka, isimadda, aqoonyahanka iyo ehelkeeda reer Denmark oo ah intii ay noloshadda la wadaagtay.

Innaalilaahu Waa Inna,Ilayhun Raajucuun

Liiska tacsida.                                                          

  1. Daahir Cali Cigaal ,Marwodiisa iyo qoyskiisa oo dhan
  2. Maxamed Ismaaciil, hooyaddiis iyo qoyskiisa oo dhan
  3. Khadar Jaamac Faarax, xaaskiisa iyo carruurtiidsa
  4. Cabdi Shire  Cabdiile marwadiisa iyo carruurtiisa
  5. Sheikh Cali Maxamed Cilmi marwadiisa iyo qoyskiisa oo dhan
  6. Awil Abdi Farah iyo qoyskiisa
  7. Axmed cabdi Faarax marwadiisa iyo qoyskiisa oo Dhan
  8. Yaxye Dhalodheere
  9. Sheikh Cabdiqani Sheikh Ismaaciil
  10. Saleebaan Maxamed Yuusuf
  11. Cabdirashiid Cismaan Diriye
  12. Yuusuf Maxamed Yuusuf marwadiisa iyo qoyskiisa oo dhan
  13. Xasan Maxamed Cali
  14. Axmed Macallin Abdinasir
  15. Dr Cabdullahi Cali marwadiisa iyo qoyskiisa oo dhan
  16. Axmed Abshir Maxamedmarwaddiisa iyo qoyskiisa oo dhan
  17. Xamdi Jaamac Faarax
  18. Sucdi Cabdi Cali iyo carruurteeda
  19. Fatxi Maxamed Cabdi
  20. Sacdiyo Guulled Cabdille iyo carruurteeda
  21. Eng Cabdifitaax Cali Xirsi iyo marwaddiisa Shugri C/qaadir Axmed
  22. Yurub Yuusuf Axmed iyo Carrurrteeda
  23. C/qaadir Daahir Cali
  24. Nasro Daahir Cali
  25. Yurub Shabeel Xirsi
  26. Cumar Xasan Abshir
  27. Saciid Sheel Xirsi
  28. Daahir Faadhigo Cabdille
  29. Cabdulqaadir Axmed Deri Xirsi
  30. Xirsiyo Maxamed Cilmi
  31. Idil Faadhigo Cabdille
  32. Siraad Cabdinasir Cabdi
  33. Cabdiqafaar Faarax Jaamac iyo carruurtiisa.
  34. Cabdulqaadir Geelle Faarax iyo carruurtiisa

About The Author