Daawo sawiradii u dambeeyey ee Dhismaha Madaxtooyada Gaalkacyo oo la soo gababeeyey

01 Maj 2018 (Puntlandes) Dhismaha cusub ee Madaxtooyada dawladda Puntland ee ay dawladdu ka dhisayso xarunta Gobolka Mudug ee Gaalkacyo ayaa lasoo gabo gabeeyey.

Madaxtooyadan cusub ayaa ah Mawdaxtooyadii u horaysay 20kii sano ee ay Puntland jirtay oo ay yeelato magaalada Gaalkacyo, taasoo ay ka hirgelisay Xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay Dr cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Daawo sawirrada
29a3

29a4

29a5

29a6
Puntlandes.com

About The Author