Daawo Video: Xil Axmed Yaasiin oo ka soo jeeda G. Awdal oo si aad ah u dhaliilay madaxweyne Siilaanyo

Xidhibaan Axmed Yaasiin oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliland isla markaasna ah Xisbiga Kulmiye kana soo jeeda Gobolka Awdal ayaa si aad ah u dhaliilay madaxweyne Siilaanyo iyo sida uu ku hogaaminayo Somaliland. Xildhibaanka ayaa garawsiiyo siiyey Cabashada indhawaalaba ka soo yeeraysay dadka dega Gobolka Awdal ee Somaliland.
Halkana ka daawo Xildhibaanka oo aad u dhaliilaya madaxweyne Siilaanyo

Halkana ka daawo Xildhibaanka oo su’aalo la waydiinayo ka jawaabaya

Puntlandes.com

About The Author