CIIDANKA DAWLADDA PUNTLAND OO LA WAREEGAY TUKARAQ EE GOBOLKA SOOL

15 May 2018 (Puntlandes) Ciidamda difaaca Puntlnad ayaa waxay Ciidanka Somaliland dagaal xoogan ka dib kala wareegeen Degmada Tukaraq ee Sool, halkaas oo ay qabsadeen 8dii janaayo 2018.

33a7

Hubkii laga qabsaday Somaliland

Dagaal aad u qaraar ayaa wali socda waxayna Ciidamda difaaca Puntlnad ku sii siiqyaan Magaalda Laascanood ee xarunta Gobolka Sool oo ay qabsadeen Ciidamada Somaliland 2007dii 10 sano ka hor.
Faahfaahin ku saabsan dagaalka kala soco Puntlandes.com

About The Author