Daawo sawirka Sargaalkii Somaliland ugu sareeyey Tukaraq oo la dilay

Filed under: Wararka maanta |

15 May 2018 (Puntlandes) Taliyihii ugu sareeyey ciidanka Somaliland ee qabsaday Tukaraq ayaa ku geeryooday dagaal qaraar oo saakay ka dhexmay Ciidamada Puntland iyo Somaliland.

Sargaalkaan oo lagu magacaabo Korneyl Maxamuud Daa’uud ayaa ku sugnaa Saldhiga Somaliland ay Tukaraq ku laheyd oo gacabta Puntland galay.

33b

Puntlandes.com