Wararkii u dambeeyey ee Tukaraq

16 May 2018 (Puntlandes) Waxaa ka jira deganaan aan adkayn goobihii shalay uu ka dhacay dagaalka qarrar ee u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Somaliland  ee Tukaraq.

33a5

Madaafiic culculus oo ay iswaydaarsnayaan labada Ciidan ayaa waxaana mar marka qaar laga maqlayaa aaga la isku horfadhiyo.

Ciidamo gurmad u kala ah labada dhinac ee colaadu dhaxayso ayaa gaaraya goobaha la isku horfadhiyo.

Dagaalka ayaa daqiiqad kasta dib u bilaaban kara, waxaana jira abaabul iyo dhiilo colaadeed.

Puntlandes.com

About The Author