BREAKING NEWS: Hoobiyayaal lagu weeraray qaybo ka mida Muqdisho

16 May 2018 (Puntlandes) Waxaa goor dhawayd Hoobiyayaal lagu garaacay meelo aan ka mid ah magaalada Muqdisho.

33a3

Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in Hoobiyayaal loo qaybiyey meelo ka mid ah degmooyinka Xamar wayne iyo Boondheere, kuwaas oo daryankooda laga maqaly qaybo ka mid ah magaalada lamana yaqaan goobta ay ku dhaceen iyo khasaaraa ay gaysteen.

Dhanka kale Gudmoomiyihii hore ee degmadda Howl wadaag Jacfar ayaa gurigiisa waxa lagu weeraray Bamka gacanta laga tuuro, Askar ayaana ku dhaawacantay weerarkaas lamana yaqaan cida ka dambaysay.

 

Puntlandes.com

About The Author