Dhagayso: Madaxweyne Gaas oo kahadlay Bilashada Bisha Ramadaan & shirkii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

17 May 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay shirkii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ee maanta lagu soo gabagabeyaay Baydhabo.

15.Abdalla Guure

Madaxweynaha ayaa waxaa kale oo uu ka hadlay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan isagoo Allah ka baryey inuu Cibaadada ka aqbalo shacabka reer Puntland iyo guud ahaan kuwa Soomaaliyeed ba.

Dhagayso Waraysiga Madaxweynah dawladda Puntland


Puntlandes.com

About The Author