Daawo Video: Khudbadii Xil C/qaadir Jirde “Somaliland ma midaysna, waxaana Tukaraq ka bilowday dagaal bada dheeraanaya”

19 May 2018 (Puntlandes) Khudbadii Xil C/qaadir Jirde oo xalay ka hadlay munaasabad uu Xisbiga WADANI si gooni ah ugu xusayey 18ka May ayaa sheegay Somaliland aysan hadda midaysnayn uuna Tukaraq ka bilowday dagaal bada dheeraanaya.

33c1

Xil. Jirde ayaa waxa uu ka hadlay kullankii uu isugu yeeray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi 16kii May Madaxda Somaliland iyo kuwii hore ee ay isku jaalka yihiin, wuxuuna caddeeyey inay u sheegeen in uu dalka kala qaybiyey uusana maanta dalku midaysnayn.

Muuse Biixi ayaa intii uu la wareegay kursiga madaxtinimada ka dhigay Somailand meel ay hal beel oo Jeegaanta la yiraahdo ay leedahay Beelaha kale ee usoo dhabar adaygayna ka dhigay kuwo aan waxba ku lahayn oo laga leeyahay.

Muuse oo hadda uu haysto culays kaga yimid dagaal uu ku qaaday Puntland ayaa hadda doonaya in dagaalkaas uu  geliyo Beelaha aan waxba ku layan Somaliland.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author