(Video)Akhriso Liiska saraakiisha ciidamadda Somaliland ee ku geeryootey dagaalki Tukaraq.

Dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaanka Tukuraq ee gobolka Sool una dhaxeeyey ciidamadda dowladda Puntland iyo maamulka Somaliland waxaa halkaas Somaliland uga dhintey saraakiil jilib culus ah kuwaas oo kala ah.

1:- Taliyihii Ciidamada Guutada 6aad ee Somaliland

2:- Amaandulihii guud ee Ciidamada Somaliland.

3:- Madaxii Howlgalinta Ciidamada Badda ee Somaliland.

4:- Madaxii Saadka iyo Taakulaynta Ciidmadda Somaliland.

5:- Taliye ku xigeenkii guutada 6 aad ee Ciidamada Somaliland.

6:- Taliyihii Ciidanka Hubka iyo Gaadiidka ee Ciidamadda Somaliland.

7:- Taliye ku xigeenkii Howlgalinta Ciidamada  ee Somaliland.

8:- Taliye ku xigeenkii Guutada 7aad ee Somaliland.

9:- Taliyihii Howlgalinta ciidamada Badda ee Somaliland.

Hoos ka daawo Taliyihii Howlgalinta ciidamada Badda ee Somaliland Cawaale oo aasqaran loo sameeyey kadib markii uu ugeeryoodey shalay dhaawac kasoo gaarey dagaalkii Tukaran.

About The Author