Daawo Video: Cuqaasha Beesha Jaamac Siyaad oo ugu baaqay Muse Bixi inuu ciidamadiisa kala baxo Sool

22 May 2018 (Puntlandes) Cuqaasha Beesha Dhulbahante ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Laascaanood waxay markale ugu baaqeen in uu Ciidamadiisa kala baxo gobalka Sool, Madaxweynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay ku eedeeyeen in uu doonayo inuu rabo inuu dhibaato ka abuuro Gobolkaas.

29
Cuqaashan ayaa kasoo jeeda beeshii (Jaamac Siyaad), horey u taageersanayd kuna haysay Somaliland Gobolka Sool ayaa cadeeyey mawqifkooda, waxayna si cad u sheegeen in aysan maleeshiyadooda dagaalkan qeyb ka noqon doonin.

Daawo muuqaalka Cuqaasha oo u baaqaya Muuse Biixi

Puntlandes.com

About The Author