Daawo Video: Waxgaradka Taxeex oo Puntland ku garab istaagay xoraynta Sool, MD Muse Bixi ugu baaqay inuu deg deg uga baxo

Waxgaradka Taxeex ayaa dawladda Puntland ku garab istaagay xoraynta deegaanada ka tirsan gobolka Sool, ee uu haysto maamulka MD Muse Bixi iyagoo ugu baaqay inuu deg deg ugala baxo Ciidamadiisa.

33a5

Waxgaradka degmada taleex ayaa ku baaqay in si midaysan looga qeyb qaato dagaalka lagula jiro Ciidamada maamulka Jeegaanta.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author