DAGAAL CULUS OO DIB UGA BILOWDAY DEGAANKA TUKARAQ

24 May 2018 (Puntlandes) Wararka soo gaaraya Puntlandes  ayaa sheegaya in degaanka Tukaraq uu saaka ka bilowday dagaal laysku adeegsaday hubka noocyadiisa.

33a3

Ciidamo ka kala socda Puntland iyo Somaliland ayaa halkaa mudo isku horfadhiyey wuxuuna degaankaasi ahaa mid la filayey.

Maalmihii ugu dambeeyey labada ciidanba waxa ay ahaayeen kuwo fariisamahooda xoojinayey.

Wixii dagaalkas ka soo kordha kala soco wararkayaga dambe.

About The Author