DEG DEG Maxaabiis laga qabtay Somaliland

24 May 2018 (Puntlandes) Wararka ay Warbaahinta Puntlandes ka helayso Aaga dagaalka ayaa sheegaya in Ciidamada maamulka Jeegaanta laga  qabtay maxaabiis iyo Gaadiid dagaal halka gadiid oo kalena laga gubay.

33a5

Walise waxaa socda dagaal qaraar oo si dhab ah looma xaqiijin karo baaxadda khasaaraha labada dhinac laakiin ciidamada Difaaca ee dawladda Puntland & kuwa Somaliland ayaa wararku waxay sheegayaan in ay guulo ka gaareen ciidamada Difaaca ee dawladda Puntland.

Wixii dagaalkas ka soo kordha kala soco wararkayaga dambe Warbaahinta Puntlandes

About The Author