Iskuul lagu barto farsamada gacanta oo Bursaalax laga furay.

0

 

 

 

Pes Bursaalax: Waxaa maalintay taariikhdu ahayd 17/07/2014 laga lafuray Bursaalax iskuul lagu barto farsamada gacanta. waxaa maalgalinaya hay adda WFB iyo iskuulka farsamada gacanta ee Gotenberg Gaalkacyo

 

Iskuulka waxaa maamulaya mashruuca horumarinta Bursaalax. Waxaa iskuulka lagu tababarayaa bilkasta 60 arday, oo kala ah dhalinyaro isugu jira wiilal iyo gabdho. Wuxuu iskuulku bixindoona labo course oo kala aha electricity iyo beauty sylon (korontada iyo qurxinta dumarka).Arrintaan bilowga ah 6 bilood bay soconaysaa haddii allah idmo kadibna phases kale ayaa loo gudbayaa.

sawiradii xafladda furitaanka dugsiga farsamada gacanta

157

156

155

154

153

152

151

150

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *