(SAWIRRO) Xaflad Soo dhaweyn ah oo ay Garoowe ugu sameeyeen haweenka wasiirada ka ah Puntland Marwada Madaxwaynaha Puntland Pro:Hodan Siciid Ciise

0

Pes Garowe: Waxaa xalayka dhacay magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland Xaflad aad iyo aad u balaaran oo ahyd soo dhaweyn loogu sameeyay Marwada Koowaad ee Puntland Marwo Hodan Siciid Ciise (marwada madaxwaynaha Pundlad Dr Gaas).Waxaana xafladaas u sameeyey wasiirada haweenka ah ee ka tirsan dowlada Puntland ee Gaas.

Xafladaan ayaa waxaa iyana goob joog ka  ahayd Marwada Madaxwayne ku xigeenka Puntland,iyo Haween isaga kala yimid dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa iyo Marti sharaf kale oo aad u farabadan.

Qaban qaabiyayaasha xaflada iyo kasoo qaybgalayaasha xaflada mudadii ay socotay xaflada waxay u  muujiyey si wadajir ah taageero balaaran ee ay u hayaan marwada madaxwaynaha Pro:Hodan Siciid Ciise oo dhawaan Dalka Dibadiisa katimi.

Marwada madaxwaynaha Puntland ayaa ka mahad celisay xafladda soo dhaweynta ah ee Garoowe ugu sameeyeen haweenka ka tirsan golaha wasiirada Puntland,iyadoona haweena ku tilmaantay in ay yihiin u ma daalayaasha Dadka iyo Dalkooda.

 

Daawo Sawiradda.

134

148

147

146

145

144

140

136

132

139

138

130

129

128

131

137

133

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *