Daawo wasiirada Arimaha Gudaha & Warfaafinta si adag uga hadlay tacadiyada ay ka wado Somaliland Gobolka Sool

28 May 2018 (Puntlandes) Gudiga difaaca Dowladda Puntland ayaa kulan ay yesheen kasoo saaray hadal ku adan xaaladda degaanada Gobolka Sool ee uu dagaalku ka socdo.

35a7

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Cabdilahi Jamac Xirsi Timacade ayaa u mahadceliyey qaybaha bulshada ee kusugan degaanada Gobolka Sool oo mudaraharaad ku muujiyey rabitaankooda ku adan Puntland.

Wasiirka Warfaafinta Cabdi Xrsi Cali ayaa bulshada ku booriyey in ay ilashadaan sharaftooda iyo jiritaankooda,isla markaana ay ay ka hortagaan qorshe kasta oo uu soo abaabulo Maamula somalidiinka ahi ee Somaliland waa sida uu hadalka u dhigaye.


Puntlandes.com

About The Author