Daawo Shacab deegaanada Sarmaanyo & Awrboogeys ee G Sool oo taageeray qorshaha Puntland ee xoraynta G Sool

29 May 2018 (Puntlandes) Shacab deegaanada Sarmaanyo & Awrboogeys ee Gobolka Sool ayaa taageeray Ciidanka Difaaca Puntland ee hadda wada hawlgal ballaaran oo ay ku uga xoraynayaan maamulka Somaliland Gobolka Sool.

35b7

Shacabka Gobolka sool ayaa waxay bilaabeen Mudaharaadyo waawayn iyo kacdoon ay ku taageerayaan Ciidan Difaaca Puntland, kaaso laagu wanqalay “DUUFAANTA BULUUGGA AH”.

Shacabka ayaa ku dhawaaqayey “doonimayno Soomaalidiidka” waxayna wateen Calanka Puntland iyo kan Soomaaliya


Puntlandes.com

About The Author