Dhagayso: Nabaddoon Yaasin Cabdi Samad oo sheegay in aan laga yeelay Muse Bixi & Faysal inay dhul xoog ku haystaan

29 May 2018 (Puntlandes) Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad oo waraysi gaar ah siiyey radio Daljir ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan gobolka Sool, gaar ahaan degmada Laascaanood iyo deegaanada hoosyimaada.

35b8

Nabaddoonka ayaa ugu baaqay shacabka Puntland in loo istaago difaaca dhulka Puntland, degdegna looga xoreeyo maamulka Jeegaanta ee xooga ku haysata Sool.

Dhagayso Nabaddoon Yaasiin oo si qoto dheer u sharxaya dulmiga uu maamulka Somaliland doonayo


Puntlandes.com

About The Author