Daawo Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Abdixakiim oo Lagu soo Dhaweeye deegaanka Xamar Lagu-xidh ee gobalka Cayn

30 May 2018 (Puntlandes) Wafti Balaaran oo uu Hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi  Camey ayaa maanta waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Degmadda Xamar Lagu-xidh ee gobalka Cayn.

35a9

Soo dhaweynta Waftiga Madaxweyne ku xigeenka waxaa ka qayb galay maamulka Gobalka cayn oo uu Hor kacayo Gudoomiyaha Gobalka Cayn Maxamed Xasan Faarax Gudoomiyaha Golaha deegaanka Degmadda Buuhoodle  Saleebaan Aadan Cilmi dheel iyo Masuuliyiin kale.

Ugu horayn waxaa madasha soo dhaweynta ka hadlay Waxgaradka iyo Cuqaasha Deegaanka Xamar Lagu-xidh ,iyaga oo soo dhaweeyay waftiga uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Puntland  Camey

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author