Daawo sawirada Abdihakim Abdiqafar Shire Abdille iyo Ibrahim Abdiqafar shire oo ka Qalin jabiyey Dugsiga Sare

08 June 2018 (Puntlandes) Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 8dii June 201 ka Qalin jabiyey Dugsiga Sare Abdihakim Abdiqafar Shire Abdille iyo Ibrahim Abdiqafar shire, iyagoo kala baxay Dugsiyada sare ee Birger Sjöberggymnasiet i Vänersborg iyo Maagnus åbergsgymnasiet i Trollhättan.

Waxaa halkan HAMBALYO uga diraya Aabahood Cabdiqafar Shire Abdille, isagoo ku booriyey inay labalaabaan dadaalkooda Waxbarasho inta ay ka dhamaysanayaan Waxbarashada heer Jaamcadeed.

Aabe Cabdiqafar ayaa waxa uu Allah uga baryaa mustaqbal wanaagsan  oo aduun iyo aakharo  suuban .

Daawo sawirrada
36e1a

36e1a1

36e1a2

36e1a3

36ea1
Puntlandes.com

About The Author